Sign guestbook  

72. jimcaale cali ducaale - 2010-03-18 11:15:56
love your radio just what the dr ordered

thank you

71. inodeeq - 2010-03-08 16:10:20
waah

70. liibaan ismail maxamud - 2010-03-07 19:05:07
Meher Wacan

Aabo ismail maxmud mumin





Hooyo maryan guhaad ibrahin



iyo cruurtooda oo kala ah

haybe ismail maxamud iyo xaaskiisa ayaan deeq cayaan

axmed ismail maxamud iyo xaaskiisa rooda cumar

siciid ismail maxamud iyo xaaskiisa ayaan a/laahi haybe

xildiid ismail maxamud iyo xaaskiisa

nuura ismail maxamud iyo ciyaalkeeda

hinda ismail maxaud iyo ciyaalkeeda

fadumo cabdi xuseen iyo ciyaalkeeda

maryan ismail maxaud iyo cioyaalkeeda

kaltuun ismail maxamud iyo ciyaalkeeda

liibaan ismail maxaud momin



iyo waliba

suldaan daakir xassan khaliif iyo caruurtiisa oo odhan

ali a/laahi hussen (fagaase) iyo marwadiisa nimco

barhkad jamac xirsi iyo marwadiisa iido shiino

c/risaaq cismaan cilmi fariid iyo waalidkiiii



iyo ree xasan maxaud mumin

ree daahir maxamud mumin

iyo dhuuxo maxud mumin iyo ciyaalkeeda



dadkaas oo kala jooga hargeysa ,abu dubia ,canada ,gabiley, waxay hanbalyo meher tahniyada

ay u dirayaan







MUKHTAAR MUUSE CABDI

IYO

AYAAN MUXUMED XUSSEN



Maanta oo ay taariikhdu tahay 7/3/010 meherkoodu ka dhacay magaalada HARGEYSA gaar ahaan

HOTEL EMPERIAL.

WAXAAN LEENAHAY XAGA DUCADA NAGAGA HOOBIYA HADDAAN XAGA QORAALKA IDINKU HOOBINAY







" target=_blank>69. mustafe - 2010-03-06 21:04:55
waxaan halkan kasalaamayaa dhammaan shacabkareer somaliland meelkasta ooay joogaan waxaan leeyay cadawgiina unoolaada

68. ahmed jama - 2010-02-28 19:02:19
haowl wanaasan baa wadaneh hajoojinina.
Good luck

" target=_blank>67. maxamud - 2010-02-28 15:41:29
waan idin salaamayaa dhamaan bahda idecada redio hargeysa
aan idhaah dee idee cadani waanu dhagay sanaa si fii can baana umaqalaa marka laga reebo mar mar uun moo yee.
hadaba walaala yaalow waxaanu ubaa hanahay tii yoo muuqaal ah, su aal qaran kan 20ka sano jirsaday een lahayn ideecad layska arko wamaxay sababti?????????????
mahadsanidiin

66. axmed saxane c/laahi - 2010-02-24 18:12:54
walaal marka hore waxaan ahay muwaadin kusugun dalka gudihiisa markaa waxaan aad udhegaystaaradio hargeysa aad waxaan ugu mahad naqayaa dhmamaan shaqaalaha radiowga marka xigta waxaan id

" target=_blank>65. ABDIRASHID ABDIELMI - 2010-02-22 11:30:08
waxa rabaa inad hageysa sawirkiisa oodhan iyo barbara by

64. inodeeq - 2010-02-18 18:23:16
waad salaamantiin dhamaantiin ka idaacada hargeesa aad ayaan ugu farxay waayo waad ogeedeen waxii lasoomaray hadaay heeso soo dayso iyo hadaay gabayo soo saarto waydadaalayaan inta tamartooda ha ilaahay ha gaadh siiyo amiin waxaan jeclaan lahaa lahaa iyadoo meel kasta oo somaliland ah ba laga furo kuwaasookale

63. - 2010-02-18 13:42:22

    Sign guestbook   Page 7 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!

- LIMITED OFFER -




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.