Sign guestbook  
" target=_blank>80. filsan xuseen khaliif - 2009-06-30 09:13:02
marka hore s/c/w/w waxaan aad iyo aad ugu mahedcelinayaa dadkii isku hawley in ay wapsitekan sameeyaan waxaannen leeyahey ilaahey ha idinka abaal mariyo ma maleyn kartid ama qoraal kuma qiyaasi karo sidaan ugu farxey waxaan leeyhaye bulshadan ka faa,ideysta walaal khayrken wallaheen inoogu keeneen gurigeena waxaan kaloon u mahedcelinayaa walaalkey siciid xuseen oo ii sheegey wapsite ana aqoon farabeden ka korodhsan karaa in uu jiro s/c

" target=_blank>79. shaahdiid - 2009-06-28 13:43:02
asc salaan kabacd aqwaanul kariim
waxaa mahad iska leh ranbigii inaka dhigay islaam
al xamdullilaahi rabil caalamiin
marka xiga waxaan umahad celinayaa
walaal keen ama walaala heyn ama intii ka qeyb qaadatay
web diinka ah rabi na waxaan uweydiinayaa in ajir iyo xasanaat in uu ka sii yo

78. Amran - 2009-06-26 09:28:21
Asc Wr Wb,

Waxaan rabaa inaan idin ogaysiiyo inaan aad iyo aad u jeclahay site kan . Maasha Allah, mar dhaw ayaan helay, waa professional, easy to navigate, plenty of material
Allah subxaana watacaalaa haidinku abaal mariyo Firdowsal Aclaa

" target=_blank>77. geele - 2009-06-20 07:17:35
s.c waan idin sla amay akhyaarta sharafta badan
waxaan idin leeyahay kafaa idaysta webkna

76. geele - 2009-06-20 07:02:35
Dardaaran a/cw.w walaalayaal waan idin salaaman dhamaan bulshawaynta muslimiinta somaliyeed ee webkan hadiyo goor daneeya runtii ugu horayn waa mahad iska leh ilaahay marka xigta walaaleheena dadaalay kuhawshan webkan ilaahay khyar ha siiyo camalkoodana kii ay kunajaxaan rabi uuga dhigo intaa kadib walaalaayal wiil iyo gabadh waxaan idiin dardaarmayaa naftayda iyo nafihiinaba inaad ilaahay kacbsataan waayo qof ilaahay kacabsada meel aanu wax kafilayn ayuu wax kasiiyaa
qofka rabi tala saarta isaga ayaa kaafigiisa ah
ilaahay waxa uugu dhaw qofka kabaqa kana cabsada maanta iyada oo meelkastaba lagu faafinayo waxaa wali yar dhalinta barata diinteena wanaagsan meelkasta aad joogtaan kuwiina qurbaha jooga kuwa dhulkii hooyo jooga waxa lagu jira wakhti lacolaadinayo muslimiinta waxaa lagujiraa wakhti gaaladu utafaxaydatay inay islaamka diciifiyaan waad ogtiin in ay qalbiga ka gumaysteen caalamul islaam inbadan ficil miyaynaan lahay ma aha ma haboona inaynu noqono dameeri dhaan raacday
rasuulku s.c.w waxuu yidhi umadaydiiyeey dameeri dhaanraacday hanoqonina mahaboona inaynu Qaadano dhaqamo shishieeye maanta dhalinbadan oo somaliyeed gabdho iyo wiil ayaa katagay labiskii somaliyeed iyo kanislaamka qaatay maraykan iyo yurub moodaya ilbaxnimo hablii way is qaawiyeen inamada surwaalkoo badhida lagaxidho dhinacyada oo laxiiro waa dhaqan aan haysan dhanaba xadaarada iyo ilbaxnimo mado maaha maro laxidho waa aqoon iyo cilmi lagaadho oo la’ikhtirico waxaan hore dunida uuga jirin ilbaxnimo waa taa se waxaa lamoodayaa dhaqanka oo lagatago ilbaxnimo waxaan idinleeyahay aynu ficil tartan ah cadawgeena kayeelano wa bilaahi tawfiiq by mohamed my email

75. geele - 2009-06-20 06:47:58
Waxaan ahay wiil somliyeed kunool somaliland Hargeisa
waan idin salaamay bahda daadihiyaasha buugan waanad mahadsantiin dadka faa’iidada aad samayseen
rabina ha’idinka jisaa i siiyo
my email

" target=_blank>74. shiq cabdikariim - 2009-06-13 13:30:19
s c w walaliyaal waxaan idiin sheega a in lagu dadaalo diinta islamaka barashdeeda oo laga faa ideesta webkaan aadka uwacan marka sida aad uuga barata diinta islaamka iyo ku dhaqankeeda waxaan idiin faraa alla kabaqadiisa lagu dadaalo meel kaso oo lajooga marak

73. mohamed kalar - 2009-06-11 12:41:26
ASC WALALAYAAL AAD IYO AAD AYAN IDIINKU MAHAD CELINAYAA HEBKAN AAD NOO SAMEYSEEN WAXAAN LEEYAHAY INTA ISAKU XILQAANTAY SAMENTA WEBKA ILLAAH AJAR IYO XASANAAD HAKA SIIYO WABILAATI TOWFIIQ

72. maxamaad mcalin nur - 2009-06-09 22:28:13
asc wr wb dhaman walaalha iska xil saaray ineey u faidayaan walaha kale ee aduunyada dafaheea kala jooga qaarkood uma sura galin ineey shiiq kitan masjid ka aqrinayaa aan haysan sida qurba joogaa mase eey usuura galeen waxeey kala socon karaa diintana ka baran karaan webkaan ilahey ajir ha ka siiyo inta iska xil sartay iyo inta jecel ineey wax ka faideysataan adaalu calal kheer ka facilih aan isku cawina wanaga

" target=_blank>71. SAYFULLAAH - 2009-05-28 18:35:47
ASC WALAALAHAYGA MUSLIMIINTA AHAAW WAAD SALAAMANTIHIIN SALAAN KEDIB WAXAA MAHAD DHAMAANTEET LEH ALAAH INTAA KEDIB WAXAA UMAHADCELINAA WALAALAHA WEBKAAN SAMEEYE INTAA KEDIB WALAALAYAAL ADUUNYADAAN WAALAGA TEGAAYE MAXAA HORMARSANAY MAXAAN UDIYAARSANAY INSHAA ALAAH NAFTAYDA AYAAN KABILAABAA HADII ALLE RAALI KANOQDO ADINKANA INTAA AYAAN IDIIN RAJAYNAA

    Sign guestbook   Page 7 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.