Sign guestbook  

100. Hibo cisman ismacil - 2009-08-26 17:40:27
Asc baacdaa salaan hoortaa raamaadaan kaarim dhaamaan daadkaa muusliimintaa meelkaastaay joogaan
haalkaan waaxaa kaa sheeganayaa suualo waaxaanaan raajaaynaayaa in aan heelee jawaabtedaa inshaalaah
Maarlaabaadnaa waaxaa aad iguu maahaad ceeliinaaya daadkaa dhaamaan saameeyeey wabsaydkaan,AAN ISKUU KIIN SHAARAAXOO AAD SII FIICAAN UU FAAHAANTAAN SUU AALAAHAA MAAGAACAAYGU WAA HIBO DAADEEYDUUNAA WAA 19 JIIR WAAXAANAAN JOOGAA WAADAAN QUURBEED DHAAWAANAA WAAN GUURSAADAAY ILAA MUUDU 9 BIILOD KAASOO WAAREEGEEN SUAALAAHAAYGUNAA WAAXAAY KAASOOCDAAN NIINKAAYGAA,DHIIBTAA KOOWAAD HOORTAA MATUKAADO TAALAABAAD RAAMAADAAN AAYAA TIIMI MAASOMO SII KAASTAANAA WAAN ULAAHAADLAAY INTAANAAN ISGUURSAANAA WUUTUKAAN JIIRAAY OO SIIDAAN MUU AAHNJIRIN WAAXAAN RAAJEEYNAAYAA JAAWAABO KHEEYR QAABAA INSHAALAAH

99. mustaf - 2009-08-25 13:52:32
ikhwaanii salama caleukum waxaan marka hore bacda laah u mahadcelinayaa maamulka webkaan oo inuu fududeeyay masaail badan oo ku tacaluqda diinta islaamka marka xigat waxaan leeyahay shuucba islaamka ramaadanul kariim ale waxaan weydiisaneynaa in quluubta muslimiinta fadliga bishaam isku soo duwo

wa jasaakumulaahu qeyran

98. Abdl-Fattah Ali - 2009-08-25 09:09:14
Walaalayaal aad ayaan u jacleystay in aan idin idhaahdo ramadaan kariim waxa aad xusuusataan qiimaha ay inoo leedahay bishani iyo sida looga faa’iidaysan karo
waad mahadantihiin

97. NURA MUSE - 2009-08-23 16:33:18
ASC walalayal hoortaa dhaamaan daadkaa muusliiminta maalkaastaay joogaa waaxaan inii leeyaahaay RAAMAADAAN KAARIIM taalaabaad waaxaa u mahaad ceeliinaayaa daadkaa saameeyaay wabsaydkaan meelkaastaay joogaan saalaamu caaleeykuum waaraaxmaatuulaahi waabaaraagaatu.

96. muhiim c/lahi - 2009-08-23 16:26:55
salamu calaykum
waxan halkan uga hanbalyaynaya dhamaan umada muslinka meelkasta oo ay dunida kajoogaan waxan leyahay bidhan bidheeda ilahay ha nagu gadhsiiyo cafimaad qab

walaalwaxan idin leyahay khayrka aan ku dhexjirna yanu inagag ekaan ookaliya bishan ee aan kasii wadno ilahayn ha inoo siyadiyo qalbigeenan diinta haku sugo amin amiin amiin

95. muna lucky - 2009-08-22 02:11:51
masha alaah ilaahay ba mahadleh nagu sugay xaqa iyo diinta fahankeeda waad mahad san tihiin walalaha noo soo diyaariyay website waa in lagu faaiidaysto
ramadan kaariim

94. - 2009-08-18 21:01:56

93. muhiim c/lahi - 2009-08-17 13:38:19
mashaa allah mashaa allah alayasalim eshcala wabsayt waxan halkan ka salamayaa dhaman dhalinyarada wabkan isticmala waxan gaar usalamaya dadkii sameyay wabkan diinigaa wax wax lagu farxo ah markad aragto wabdiiniya oo dhaman ka heli karto maxadirooyin,duruus,maclumad kaa dhinaa adoo gurigaga jooga ayad fa,idaysanaysaa wana alle mahadii mashaa alalh
ilahay ha inoo siyadiyo nimcad nusqanteedan ha inag hayo dhalinyaro manta wad aragtan aduunku siduu yahay iyo gaalo siday islamka ula dagalmayso ilahay ha inooga sahlo dhalintay ku dadla barshad diintena suban xita hadad dagantihiin dhul galo oo ada awoodi waydan dhigashad maxad diineed ma wayaayaysan coputerk aad khadka kusoo xidhataan isagan inoo macalin hadan khayr u isticmalno
anigu waxan jooga wadamda khaliijka wan alle mahadii oo edan iyo maxado quranba wan helnaa lakiin dhlainta xag yurub kunool aad ayay uga cawdan dhibatooyinka gaalad waxan leyahay manta cidi idinma dagi karto idinkoo naftiina daga moyanee
wabili tawfiiq
() wasalamu calaykum

92. muna - 2009-08-17 13:30:35
mashaa alalh

91. maxamed cabdi qaadir - 2009-08-14 19:18:50
WALAALA YAAL WAA MAHADSANTIHIIN WEB SEEDKAAN WAA IQANCIYEY ANIGU ARDAYBAAN AHAY WAXBA INUKU KORDHIN MAYO HAWSHA SAAD UDAAN WAA KUFARAX SANAHAY ANIG WAXAAN JOOGAA SWDEN WAAD MAHAD SANTIHIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

    Sign guestbook   < Page 11 | Page 9 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!

- LIMITED OFFER -




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.