Sign guestbook  

" target=_blank>110. Hajiraa - 2009-09-20 16:35:07
asalama calaykum ciid wanagsan kulu camu antum biqeyr.inshalah minal caa iidin .tqabalahu mina wa minkum sa iral acmal.

109. SAYF - 2009-09-18 19:56:38
EID EID EID EID EID EID MUBAARAK MABRUUK YAA IKHWAH MUSLIMIIN

108. - 2009-09-18 19:55:20
asc wr wb walaalayaal waxaan halkaan uga hanbalyeeyhaa walaalahayga muslimiinta waxaan leeya EID wanaagsan EID mubaarak mabruuk waxaan idnko hanbalyeeyhaa salaad EIDA uu dhaman muslimiinta ay tukanayaan maalinta EIDA
_o _ ^

107. - 2009-09-18 19:54:21
asc wr wb walaalayaal waxaan halkaan uga hanbalyeeyhaa walaalahayga muslimiinta waxaan leeya EID wanaagsan EID mubaarak mabruuk waxaan idnko hanbalyeeyhaa salaad EIDA uu dhaman muslimiinta ay tukanayaan maalinta EIDA

106. adan - 2009-09-18 13:45:52
scw mahad waxale alah wan kalo umahad celi naya wala laha wab kan isku tax lujiyay

105. maxamud adan - 2009-09-08 13:54:53
as/c wrwb walaalayaal illaahbaa mahad iska leh inta kadib aad ayaan ugu faraxsanahay webkan ilaahay ajarkiisa miisaanka xasanaadka ha idiinku badiyo insha allaahu
wabiullaahi towfiiq

" target=_blank>104. qaasim - 2009-09-01 14:17:12
IGU HORAAN WAXAA MAHAD LEH ALLE KADINBA WAXAA MAHAD BUUXDA LEH DADKA ISKA XIRSAARAY IN EY SAMEEYAN WEBKA DIINIGA AH MISANA UGU TALA GALAY IN WALAALAHO KA FAA IIDESTAAM AQOONTA DIINTA WAXAN IDIN LEEYAHAY MIISANKA XASANAANKA ILLAAH HA IDIN SAARO KHEERKA AAD SAMEYSAN .. WABILAAH TOWFIIQ

103. indho deeq cismaan - 2009-08-27 16:07:42
s\w waalaalaayaal waaxaan ini leeyaahaay raamaadaan kaariim baacdaa saalaan WAAXAAN QAABAA SUUAHAL AAN WAAYDIINAAYOO SHEEKHAA ,SHEEKH WAAXAAN AAHAAY GAABAADH ILAA MUUDOO 3 SAANOO LAAQAABAAY ILAA MUUDAADAANAA WAAXAAN ISTICMAALAYNEY KONDHOOM RAALIIAA MAA KAAIHI WAA XAAGAA NIINKAA MAXAAY DIINTU KAAQAABTAA SHEEKH S\W.

102. maraya ruun - 2009-08-27 01:21:19
a w w waxaan salamayaa dhaman walaallah islaamka ah ee suu gala websaydka salaaan kadib su aaasha aan qabo waxaa weeye waa maxay 3 dowxiid maxaana u daliilsan sheekha waxaan karabaa ayad qur an and xadiithka nabiga s c w w w w

101. naasra muse ismacil - 2009-08-26 20:33:41
Asc melkaastaad joogtaan uumaadaa soomaliiyeed ad Raamaadaan kaariin waad maahaadsaantiin dhaamaan daadkaa kuusoo guuleeystaay waabseedkaanaa dhaamaantin thanks and Ramadaan kaariim
Ujeedaadaaydu waaxaay taahaay suuhaalo aan waaydiinaayoo sheekhaa inshaalaah waaxaanaay kaa saabsaanyiihin ninkaaygaa
1 maasoomo biishaa baaraakaaysaan
2 maatuukaadoo biishaa baaraagaaysaan
waano iyo hadaalnaa dhaag umaalee maaxa xalaa maarkaa sheekhaaw.jaawaab kheeyr qaabtaa inshalaah.


    Sign guestbook   < Page 12 | Page 10 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!

- LIMITED OFFER -




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.