|
140. xamdi swedan - 2010-01-25 07:35:02 |
 |
|
139. - 2010-01-22 18:42:53 |
 |
|
138. fowsi mohamed holland - 2010-01-22 14:12:19 |
| asc aad u ,mahad santahiin |
|
137. sucaad isack - 2010-01-22 07:35:07 |
asalaamu alaykum wr wb aad ayaan ugu faraxsanahay dhambaal hambalyo inaan idin soo diraa manta waxaa mahadaaa iska leh ALLAH oo ii sahlay inaan idin soo diraa jzkumu ALLAH qeyraa walaalaha diinta islamka ku bahooway iskuna dayay dhib la aan in ay wax noogu faaiideyaan allah idinka abaal mariyo miizankine xasanadka allah idin saro anagane kuwii ku caml falaa oo ku dhaqmaa ALLAH naga dhigo juziita qayran plz hadad awoodan waxaa idinka codsan lahaa inan kusoo der web ka kitabka la dhaho AL_raxiiqul maqtuum inaan ka faaiidestaa ayan jeclaan lahaa anige iyo dhow qof oo kale oo walaha ka mid ah ayan codsanaynoinshaa allah dadaal gaaridoontide baraka allahu fiikum wa axsana allah ilaykum wajacala mathwaakum wa mathwaanii >>>
 |
|
136. Koos - 2010-01-21 12:58:21 |
| ASC walaalaha islaamka ah ee cilmigooda na soo gaadhsiinaya dhamaan intii cashar marisay iyo intii farsamada webka ka shaqaysayba ilaahay ajarkiina ha idiin siiyo anagana intii ka faa’iidaysata ilaahay hanaga dhigo, maashallah cilmi la barto kiisa u wanagsan buu ilaahay siiyay shuyuukhdan baarakalaah fiikum,, walaal muslimada ah oo ku farxasan cilmigiina kuna rajo wayn inay ad ugu faa’iidaysato! wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu |
|
135. Barni - 2010-01-21 12:52:11 |
| ASC walaalaha islaamka ah ee cilmigooda na soo gaadhsiinaya dhamaan intii cashar marisay iyo intii farsamada webka ka shaqaysayba ilaahay ajarkiina ha idiin siiyo anagana intii ka faa’iidaysata ilaahay hanaga dhigo, maashallah cilmi la barto kiisa u wanagsan buu ilaahay siiyay shuyuukhdan baarakalaah fiikum,, walaal muslimada ah oo ku farxasan cilmigiina kuna rajo wayn inay ad ugu faa’iidaysato! wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu |
|
134. xamdi swedan - 2010-01-19 10:25:36 |
| walahi in kastoo dhimasho jirto hadane dadka qaarkoda hadey dhintaan macquul kuma noqoneeso inaa maalmo aamini weysaa laga yaabaa adigoo geeri aaminsan hadane qofka tgay murugada uu reebo runtii waa meel loo wada socdo sheekheena caziizka ah ALLE waxaan ugu baryeenaa inuu janadiisa geejo masha alaah aniga aad ayaan u dhageesan jiray ilaa hadane waan jecalahy muxaaradiisa maxamed rashaad ALLE ha kuu naxariisto ilmahiisa waalidkiisa dhamaan intuu ka tagay somali dhan ayuu ka tagee hadae reerkiisa gaar ahaan samir iiman leh ALLE haka siiyo aamiin |
|
133. xamdi - 2010-01-09 23:00:35 |
132. nonononononon - 2010-01-09 22;53;33
131. cabdicaziz - 2010-01-04 19;50;43
S/W/WABARAKAATU salaanbacdigeed waxaan uhabalyeenaya dad isku daba ridey sida qeyrka badan runti qofki diin ku fa idiiyo qof wallalkiis waa mida ugu ajir badan waadna ku mahadsantihiin
130. caziiza xirsi - 2010-01-03 00;49;28
cool Cool Cool Cool this website is smart Masha Allah.This Islamic website rocks opps...i forgot to write The first three ayats in Al maun . .P.S. Never forget your perfect religomn
129. bukhaari - 2009-12-08 23;41;50
walaal salaan ka dib aad ayaad ugu mahadsantihiin camalkan aadka u wacan ee aad u soo bandhigeen walaaladiin
waxaan lee yahay khayr badan alle ha idin ka siiyo
128. abdifatah mahdi mumin - 2009-12-05 05;22;40
asalamu calekum walaalahayga muslimka ah waxaan idinka
tacsiyaynayaa walaalkeena shiikh maxamed rashaad ILAHAY
ha’u naxariisto samir iyo iimamna ILAAHAY hanaga siiyo aamin
ehelka iyo qaraabada uu kadhintayna ILAAHAY samir iyo hakasiiyo
ehelkii janadana ILAAHAY haka dhigo anagana gadaashiis ilaahay
hanaga dhigo kuwii isku naxariisto AMIN AMIN
ILAAHAY HA’INOO WADA NAXARIISTO ANAGA DHAN ILAAHANA WADA FIICAN HANAGU SOO HANUUNIYO INSHA’ALLAH
127. farax - 2009-12-03 15;53;17
asalamu caleykum marka hore halkan waxan wuu gaa tacsiyadeynaya gerida naxadintale ee ku timi walalakagi sheekh maxamed rashad allahy waxan wuu ga baryaya in wuu naxaristisa wuu deqo amin amin ehelki wu ka baxaya samirka siyo amin allahayo
126. xamdi - 2009-12-01 15;35;10
masha alaah marka hore salaamu calykum bahda dadaalka ku bixiyay walaalahooda inee u soo gudbiyaan cilmi aduun iyo aqiro anfac leh masha alaah aniga waxaan aad u xiiseeyaa su,aalaha diiniga ah oo qofka ka jawaabo si xur ah isagoo aqoontiisa ku tijaabinaya wax yaalaha kale aan ka barto waxaa ka mid ah TAARIIQDA NABIGEENA MAXAMED BINU CABDULAAH BINU CABDUL MUDHALIB aad iyo aad jasaakumulaah qeyr inta ku fakirtay iyo inta ka qeyb qaadatay qaasatan brother ka magaciisa ku xusan meesha dhamaantiisa salaamu calykum wa raxma,by your sister islaam
125. Alimuse.com - 2009-11-27 21;54;19
Walaalaha Muslimiinta ahoow waxaan marka hore idin leenahay Ciid Wanaagsan meelkasta oo aad aduunka ka joogtaan ba. Waxa kale oo aan aad uga naxnay Geerida ku timid Walaalkeen Sheekh Maxamed Rashaad Inaaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi raajucuun, Illaahay Waxaan uga baryeynaa inuu Naxariistii Jano ka warabiyo Janna Fardoowsna Geeyo. Ehelkiisii iyo Umada Soomaaliyeedna Meelkasta oo ay joogaan Samir iyo Iimaan Alle ha ka siiyo. waan ka xumahay xiligan xaadrka ah waxaan ku sugnahay safar website kana kuma samayn karo update laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan ku soo qoro frontpage ka.
Runtii Sheekhu wuxuu ahaa Caalim Soomaaliyeed oo bulshada ugu jiray Meel adag.
Maamulka Shabakada Alimuse.com waxaan tacsi u diraynaa Ehelladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Fadiilatul Sh. Maxamed Rashaad iyo dhamaan umada Somaaliyeed.
Waxaan leenahay Samir iyo iimaan Alle haynaga siiyo dhamaanteen isagana Janno Fardoow Alle hageeyo Aamiin, Aamiin.
124. naciimo - 2009-11-27 10;54;26
waan idin salamay salaan kadib walalyaal wada mahadsantihin alahana u naxaristo sh. maxamaad rashaad samar iyo imaan ilahay haidinka siiyo dhamaan qaraabada iyo umada somaliyeed
|
|
132. xamdi - 2010-01-09 22:57:36 |
asc.masha allah allhamdodilah.ya allah.  |
|
131. nonononononon - 2010-01-09 22:53:33 |
 |
|
|