|
230. - 2011-02-25 12:44:49 |
iluo;7uo;;sassasayrfdfhga3atdfhafagjdedayaoafjfiglgjbbogoggigugugfyffgh[asasd\ad\adaaddd\][d;fdlflpkkp; |
|
229. xamdi sweden - 2011-02-22 15:41:09 |
salaan dhamaan walalaha  |
|
228. Ismail - 2011-02-09 14:57:42 |
Asalamu aleikum wr wb.
Waxan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhamaan shaqalaha website kan. Waxanan lee yahay Ilahay miisanka xasaadka ha idiinku daro, malinta loogu baahi badan yahay. Amin insha Allah. Anagana ha naga dhigo kuwa ku calam fala cilmiga aad halkan ku soo ururiseen.
Wa aleikum wr wb |
|
227. abdullahi jama - 2011-02-01 11:31:44 |
| waxaan doonayaa hadii alla idmo inaan la xidhiidho dhaqdhaqaaqa muxaadarooyinka iyo weliba barashada cilmiga. |
226. hamze - 2011-01-23 19:49:19 |
| ASC bacda salaan aad ayaad ugu mahadsantihiin dadaalkiinna iyo sida fiican ee aad usoobandhigaysaan khayrka |
|
225. roda - 2011-01-23 06:39:26 |
| asc walalayaal waa idin salamay waad kumahadsantihiin sida wanaaksan aad dadka ugu cawinesaan dinta islaamka |
|
224. mmh - 2011-01-22 20:32:21 |
| Ilaahey meel aadan wax ka fileynin wax fiican ha kaa siiyo ruuxan beyjkan cilmiga ku jira isku soo ururiyey misna ii soo bandhigay si fudu. |
|
223. - 2011-01-20 10:48:18 |
maashaallaah
walaalayaal waad ku mahad san tihiin webkaan aadka u fiican oo diinteenane noo adkeenaya oo aan wax badana kaga faa ideysaneno
maashallah ;D |
|
222. axmad daahir xaerow - 2011-01-13 15:07:48 |
| asc asxabta sharafta leh waana ku mahadsantihiin ilaah ha idiin siyaadiyo sida aad dadka ubaraarujineysaan annagana waa idinla jirnaa melkasta oon joogno ilahey intii dhimatay oo muslim ah ha unaxariisto inteena noolna qaatumada ilahow noowanaaji |
|
221. - 2011-01-13 11:19:51 |
WALAAL |
|
|