Sign guestbook  

40. Mohamoud arrale - 2009-02-17 12:52:55
Illaahay ha idinka abaalmariyo waxa wanaagsan ee aad ummadda uqabateen. halka fikir Abdow in aad maqal iyo muqaalba is raaciso talaabadan ta xigta inshaa allaahu way kuu sahlanaane, haddii ay suurta qasho in labada(2) marlawadda furto.


Awwm
M Arrale

39. Mohamoud guuto - 2009-02-15 09:07:35
walaalayaal, marka hore waxaa mahad leh,Allaah oo isagu suurto geliya wax kasta oo ka dhacaya addunyadan aynu ku noolnahay, marlabaadka waxaan u mahadnaqayaa walaalaha sameeyay website-kan wanaagsan ee qabanaya shaqada wanaagsan ee ku saabsan nolosha binu-aadamka,walaalayaal waad mahadsantihiin waanan idinla soo xidhiidhi doonaa hadii ilaahay yidhahado.

38. mohamed - 2009-02-15 05:11:35
aslamu alaykum brothers and sisters i just want to say this is a great website that u can find islamic lectures so brothers thanks and keep up the ggod work.
aslamu alaykum
and jazakallahu kheyran.

37. ruweyda - 2009-02-08 17:37:45
asc walaalayaa aad ayaan ujecleestay sida wacan ee ´hoosha usocoto waana faaido badan waxaan idin leyahay alle ha idin dhoowro

36. Cali Muuse (Maamulaha) - 2009-02-08 07:28:31
ASALAAMU CALEYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAATUHU,

Salaantaas kadib, Walaaha bogan soo bookhday oo sida sharafta leh noogu soo duceeya waxaan idin leenahay Jazaakumullaahu Khayran, Walaalayaal Aniguna waan idiin soo ducaynayaa marwalba, waxaanan Allaah idiinka baryayaa inuu Jannada Fardoows idin geeyo, Caddaabka naartana idinka dhawro, Idinka & Anagaba Allaah haynagu toosiyo Jidka Xaqa ah ee toosan’ Nicmadda Illaahay ina siiyey oo ah diinta Toosan na haynaga dhigu kuwa Allaah ugu mahadnaqa goorwalba’ Aamiin!.

Runtii Ducadiina aad noo soo ducaysaan iyo bogaadinta aad u bogtaan adeega aan Alle dartiin idiinku fidino waxay na siisaa dhiirigalin iyo inaan dadaal ka sii kordhina.

Walaalaha su’aalaha bogon ku soo qoray ee jecel inay walaalahooda kale u faa’iideyaan waxaan idin leeyahay waad mahadsantihiin, ee fadlan haddii aad su’aalo diiniya oo saxiix ah aad haysan & Jawaabahoodii, fadlan ku soo dira email kan; si aan website ka sifiican idiinku soo galino oo dadku uga faa’iideystaan.

Wa Billaahi Towfiiq

35. sayfullaah - 2009-02-07 23:06:48
Çîääñîçïåñî ÇÚòáðÑò äðÍîêñðæîÇ èîåîêñðÊðæîÇ èîÔîÇçðÏðæîÇ èîÚîÇÆðÈðæîÇ èîÕîÚðêòÑðæîÇ èîãîÈðêòÑðæîÇ èîÐîãîÑðæîÇ èîÃïæòËîÇæîÇ. Çîääñîçïåñî åîæò ÃîÍòêîêòÊîçï åðæñîÇ áîÃîÍòêðçð Ùîäîé ÇòäÅðÓòäÇîåð¬ èîåîæò ÊîèîáñîêòÊîçï åðæñîÇ áîÊîèîáñîçï Ùîäîé ÇòäÅðêòåîÇæð¬ Çîääñîçïåñî äÇî ÊîÍòÑðåòæîÇ ÃîÌòÑîçï èîäÇî ÊïÖðäñîæîÇ ÈîÙòÏîçï

34. sayfullaah - 2009-02-07 23:03:48
ASC 1 alaah mahad iskaleh 2 waan umahad celinaa walaalaheeyga webkaan leh ee aan kheeyrka waxaan aheeyn aanan ku jecleeyn 3 walaalaheeyga igala faa iideeysta ee wiil iyo gabar isogo waad mahad santihiin 7 qof ee cashriga ilaaheey maalinta khiyaamao harsee yaakamida ?? waxaa kamidda shaab ama shabaab kafaa iideeystay waqtigooda kuna barbaaray diintoo hadaan kaftamo yaan la iigo xanaaqin erayga shaab ama shabaab eraygaas somalidu micno kale ayeey utaqaan lakin eraygaas waacarabi asalkiisona waa dhalinrayo markii somali lago yiraa waxaan rabay in aan su,aalihii siiwatio inagoo iska faa iideey seyno waxaad sheegtiin SU,AASHAAN WAXAAN UMALEYHAA IN AAD IDIIN DHIBI DOONTO ILAA QOFKII FAKARO MAAHEE WAXAAD SHEEGTIIN WAX 30 XABO AH UNA QEEYBSAMO wax alla waxa DAD bini aadab aduunka jooga hadii QOFKASTA 30 LASIIYO WAA EEY KUFILNAAHEE hadii muslimiinta uu dhan la siiyo waa eey kufilnaa hee waxaas 30 waxkaste waa eey uqeeybsamaan ???????????????????????????? hasii su,aasha lafahmi waayo waxaad iisoo qurtaan soo faah faahi

33. sayfullaah - 2009-02-07 22:43:27
ASC walaalaheeyga muslimiinta marka xigga waxaa muhiim ah markaste in aan umahad celiyo walaalaheeyga webseeydkaan leh uu aan leeyahay allah maalinta dhibka badan rafaadka badan la qaawanya ma muro geeysan ya ee waxaad camal wanaagsan qabay wax aan aheeyn aan lago bad baadeeyn ALLA maalintaas MIIZAANKA aahkiro idiin saaro marka xiga walaalaha kafaa iideeyta ee interneedkaas wax kaste xumaankaste eey dhextaal ka soo duur tay meelaha kheeyrka leh ayaa maahad san kheeyrna allah idin siiyo ALLA jidwanaagsan nago dowo adinka iyo anigaba waad la socotiin heerarkii eey DIINTAO SOOMARTAYrafaadkii nabigeenii naxaiir iyo nabad gelyo kur kisa ALLA yeele maantana meel kaste ayeey taalaa guri kaste maanta diintaa dhextaal interneedka ayaa caalimiin laga noqon karaa miyeeysan idin la aheeyn in aan kafaa ii deeysano aana isweeydaarsano SU,AALO DIINIYA hadaba ha dii eey haa tahay ana bilaabaaye su,aasha 1 baad waa sidan SHEEG ADEEGIHII KACBADA FURAHEEDA HEEYN JIRAY? .......su,aasha 2 baad sheeg ASXAABIGII KURIYOODAY IN LA ADIMO?? waxaan kafaa iideeynaa su,aalhaan uu aan kajaabno in aan barano wax naga maqnaa iyo in aan ajir ka helno inagoo isko faa iideeyheeyno qofkii awooda hakasoo jawaabo qofkii kalana su,aalo hasoo quro aslaamu caleeykom

32. Nasra abdi sh - 2009-02-06 16:57:17
walaalo waan idiin salaamay kolka hore salaam kadib maasha allah waligay ma arag homepage ka fiican waxaa mahad leh ilaahaygii idiin fududeeyay maasha allah waad dadaasheena ka sii socda hormar wanaagsan baad gaarteen aad baad u mahasantihiin waxaana fiicaan markasta qofka walaalkaa ah hormarka uu gaaray in loogu hanbalyeeyo caadi ma ahan aniga walibana waxaan aad uga helay tafsiirka iyo gabayada mahadsanidin waxaan rajaynayaa in aad mustaqbalkana aad aad ciyaalka wax ugu soo dartaan waxaan dugsi u dhigaa ciyaal yaryar marka way fiicnaan lahayd inaan ciyaalkaas meeshiinan soo baro

31. fardowso - 2009-01-21 23:37:09
asc waxaan hilmaamay inaa u mahadceliyo walaalaha webka sameeyay walaalayaal horta alaa mahad u sugnaatay qaaliga walalayaal walaahi niyad saafi ah alana daalacanayo ayaan waxaan inku leeyahay jasaakumulaahu qayran katiiraa qayral jasaa misaankiina xasanaadkana alaha idiin saaro walaahi wax la qabto wixii ugu wanaagsana ayaad samayseen anaga dhan alaha naga dhigo kuwii diinta u adeego alana la kulma asoo raali ah aamiin

    Sign guestbook   < Page 5 | Page 3 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!

- LIMITED OFFER -




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.