Sign guestbook  

" target=_blank>50. SAYFULLAAH - 2009-03-29 18:53:57
ASC walalalayaal waan idin salaame salaan qaaliya
bacda salaan waxaan rabay in aan walaalkeey CABDIRAXMAAN ee su,aasha ku soo qoray meesha in aan usheego waxaa jira web seeydyo su,aalaha diinigaa kaaga soo jawaabaa webkaan xitaa waa web islaamiya lakin maaqaan in eey su,aalo kajawaabaan walaaleheen lakin webkaan macloomaad aad iyo aad ubadan ayaa kujira marka walaal webkaan waa www.maktabada.com
waadn mahadsanta lana xariir qaanadaan dadka martidaa ayaa soo booqda marka hadaan kaaga jawaabno uma lihin cilmi aan koogo jawaabno walaalkeey AKHII INA CAFI ASC

" target=_blank>49. cabdiraxmaan - 2009-03-28 20:57:15
marka hore waanidin salamay salaan qaali ah ascww waxa aan sheeqa aan weydiin lahaa su aal ah hadii ruux musli ah uu is qarxiyo inta isku xiro bambo uuna quluubtiisa ku jirta in uu gaalo uuku jihaado taas oo ah waxa uu ah jihaad ee maxaa ka imaankaro qofkaasna ma jihaaday? 2ma banaantahay in la is qarxiyo ?

" target=_blank>48. cabdiraxmaan - 2009-03-28 20:48:41
ugu horeyntii waxa aan halkaan uga diraa salaanta muslima isku salaman mida ugu qiimaha badan ascww marka xiga waxa aan jeclahay in aan u duceyo ssida alle uu yiri qofkii wanaag iin ameyawaxa aad dhadaan jaaakumuaahu qeyra sida xadiiska lagu heegay ma rumey axadkii ilaah waxa uu naftiisa a jacelyahay uu l a jeclaadaa walaalkiis maka waxa aan in weydiinaya sidee looga baxaa dhibka maxaasa sameynaa?

47. Xamse Siyaad aw Cabdi - 2009-03-28 19:28:39
scm w waxaan salaanta aduunka ugu qaalisan ku salaamayaa dhamaan inta suuro galisay ciwaankan qaaliga ah oo ay yartahay inta illaahay garnsiiyo in ay uga faa iideeyaan aqoontooda iyo wakhtigooda umada islaamka ah waxa kale oon indhaha laga qarsan karin in ay u,hureen xataa lacagtooda ILLAAHA awooda iskaleh haka abaal mariyo dadaalka ay sameeyeen waxa kale oon usheegilahaa qofkastoo soo booqda ciwaankan in ay ugudbiyaan walaala hooda jecel in ay bartaan diintooda wscm w.

" target=_blank>46. Ahmed Hassan Mohamed - 2009-03-28 15:54:52
asc wr wb walaala yal alle ha idinka amal mariyo howsha wanagsan ee inoo heysan walaala waxan idinka codsanaya inad ku dartan daruus carurta oo dvd allena ha idinka ajir siyo howshina hana idin fududeyo

45. sacdo - 2009-03-16 10:53:46
asc wr wb walaalah noo suurto geliyey in aan webkan ka faa,iideysano waxaan alle wayn ee sareeya idiin ka baryayaa in allah idin xifdiyo adinka iyo inagaba wuu i cajab geliyey runtii sidaad noogu faa,iideyseen allaha idiin faa,ideyo idinkan aakhiro iyo aduun.

44. mohamed Hirsi - 2009-03-11 05:22:36
Walaal Waxaan ugu horayn shabakadan cida hawl galisay salaan Qaaliaya udirayaa ee islaamka somaliyed uuga faa iideeyay
waxaan leeyahay waad mahadsantiin ilaahay abaal ajri ha;idinka siiyo aakhirana rabi janatul firdaws Ha’idinku abaaliyo sidaan xusay magacaygu waakan waxaan rajaynayaa
runtii aadna ii farax gali yay durustan aad soo bandhigeteen
dadka waxaan kula talin lahaa Dhagaysta ama raaca durustan
dacwada gudbiya waa rasuulku s.cw waxaa uu yidi
qofkii aayad iga maqloow iga gaadhisaya umadayda

43. sahra - 2009-02-27 22:40:00
asalaam calaykum walaalyaal.ilaah ha idinka abaal mariyo laakiin xooga madmadoow baa iiga jira sidaad wax u qorteen ee ma ii sheegi karteen idinkoo mahadsan,wscwwrb

" target=_blank>42. sayfullaah - 2009-02-23 19:40:44
marka hore waxaan idnku salaamayaa salaanta islaamaka taasoo ow rasuulkeena muxamed ka yiri hadaat faafisaan lumi maysaan wiligiin taasoo ah asalaamu calakum waraxmatllaaht wabarakaatu intaa kadib walaalaheeygoow wiilal iyo gabdhaba kafaa iideeysta diinta meelkasta taal kudadaala sunadii nabigeenii suubanaa naxriis iyo nabad gelyo kurkiisa ALLA yeele e walaalayaal waqtigiina kafaa iideeysta 7 carshiga harsaneeysa maalinta laqaawanya aan hoos jirin ilaa qofkii ilaah hoos siiyo maahee maalinta janada aan lageleeyn ilaa kii ALLE geliyo maahee maalinta naarta la shidaa maalintaas walaalaheeygoow sidaan uga bad baadnaa????? miyaan kabad baadeeynaa hadaan salaada katagno ???miyaan kabad baadeeynaa hadaan waajibaadkii ALLE aanan fulin walaalayaal waxaa nasogaa moowd waxaa ina sogaa qabrigii madoobaa waxaa in sogaa malintii la isosoo baxaaye walaalaheeygoow qofkiinii jooga wadamada islaamka waanasiibsadey e hago dadaalo in aan masaajidka laga weyn qofkiinii jooga wadamada gaalada indhihiisa ha dhoowro salaada ha dhoowro afkiisa ha dhoowro salaada ha dhoowro dardaarankii rasuulka scw waxaa oow ahaa ASALAAT ASALAAT ASALAAT war dadoow salaada walaalayaal salaada waad mahadsantihiin waawalaalkiin sayfullaah uu idin leh raali ALLA idinka noqdo maalinta qiyaamo ALLAHA idin xifdiyo waxaan idnku salaamayaa salaanta islaamaka taasoo ow rasuulkeena muxamed ka yiri hadaat faafisaan lumi maysaan wiligiin taasoo ah asalaamu calakum waraxmatllaaht wabarakaatu

41. - 2009-02-22 15:28:46

    Sign guestbook   < Page 6 | Page 4 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!

- LIMITED OFFER -




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.