Sign guestbook  

70. safia - 2009-05-28 05:35:09
mansha Alah tabarag waligay noolashaydi ma arag web san iga oohiya ama ii dhiirigaliya ilahay bamahad leh & rasuulkenana[n.n.k.h}

waxaa kalo mahadleh walalaha webkan noogu huray naftooda iyo waqtigoda iyo malkoda siday saxabadii noogu hureen naf iyo malba say diinta ku fidinlahayeen!
waxan hada ugu baqaya asxabtayda inayjaniskan ka fa idaystan ana in sha alah cimrigayga inta kahartay wan isla soconayna web ka hadii ilahay rali kanoqda insha alah
waxan ugu baqaya dhaman muslimka iyo umada somaliyeed janiskan wamid ugub ah oon abid imane ka faa idaysta
Adduunya orgi baqtiyay oo hadana dhukan way kaliidataaa war an ucararna ilahay hano galadee walalaha web kana janada ilahay ha ugu bishareeya NAsteexaday noo nastexeyen jazakalah wabilahitowfiiq a/s wwb

69. safia - 2009-05-28 05:16:16
dhaman wan salamay walalaha webka iyo dhaman musliminta oo dhan.Runtii waa web qirabadan oo na sooxasuusiyay malinta qiyama walahi aniga wan oo yay jazakalah walalayal

yahdikalah ruxwalboo muslim ah iyo ruux walbo somali ah ilahay nabad iyo cabsidisa hanagu dila insha lah wabilahi towfiiq!

" target=_blank>68. cabdirisaaq cali xasan - 2009-05-25 23:31:11
asc dhamaan walaalaha maamulka webka waan salaamay salaanta islaamka iyo dhamaan walaalaha muslinka ah walaalayaal jasaakalaahu khayr hadaad tihiin inta noo hagaajisay webkan qiimaha badan aad iyo aad ayaan uga helay dhinac walba ilaahay ajar ha idinka siiyo aamiin maalin aad u baahan tihiin walaalayaal halkaa nooga sii wada webkan qiimaha badan waxaan ka codsanayaa walaalahayga kale ee ku xiran webkan inay ka faaiidaystaan uguna bishaareyaan asxaabtooda kale ee aan ogayn aynu ka wada faaiidaysano cilmigan inoo diyaarka ah weligay ma arag intaan booqanayay webab somaliyed mid iiga qiima badan dhamaanteen waxaan inoo dardaarmayaa cabsida ilaahay meel walba aynu joogno mar kale jasaakalaahu khayr asalaamau calaykum

" target=_blank>67. Naciima - 2009-05-23 12:08:19

66. abdullahi - 2009-05-20 02:55:37
SALAMULAHI CALEYKU
Allah ha ajirsiiyo dadka webkan kasoo shaqeeyay allahne wanaaga aad sameyseen miisaankiina xasanaadka ha idiinku kabo
MASHAAL

" target=_blank>65. ifraax c/laahi xasan - 2009-05-12 22:01:42
asc walaalehay muslimiita ah mel walbo aye joogan marka xigta waxan mahad balaaran an ujeedinayaa dhamaan dadka kasoo shaqeeyay webkan in allah sw/ iqlaas idikaaga dhigo ayaan idinka baryaaya waxana idin xasuusinaya qowlaka rasuulaka scw/

64. cabduraxman axmad (sudeys) - 2009-04-29 17:36:46
a w w aad iyo aad ayaan idiinkugu mahadcelinayaa ilah kheer ha idinkugu bedelo diinta iyo cilmiga aad meeshaan ku soo ururiseen aad iyo aad ayan ugu farxay marki aan arkay webkaan ilaah i waafajiayay ayaana uga mahad celiyaa in aan arko waayoo aniga oo wax ka baarbaaraya google ka aya ilaah i waafajiyay waxa aan ku noolahay qorbo westerenka ah waxaana ku faraxsanahay in aan maanta diinta ku baro karo si fudud ilaah janaatul firdowsa ha idiinkugu abaal gudu abal marin tan ugu sareysa waa ayda ilaah ayaa mahadaa leh

" target=_blank>63. Cawad - 2009-04-24 15:28:22
Haddii dhulka ciriiri nagu noqdo , naftuna waxay xambaarsan tahay ku cuslaato , dhibkuna si isdaba joog ah nagu dhaco , yaan baryeynaa??? ALLAAH !!! kii jiran , kii caruur la’aan haysa , kii madluumka ahi , kii murageysan , yeey sacbaha u hoorsanaayaan ? ALLAAH !!! Somaliyeeeeeeey meeqa albaabo ayaan garaacnay? meeqa sano ayaan iska daba wereegaynaa? Walaalayaal sida laga weriyey nabi Muxammed (c.s.w.) ALLE wuu ka xishooda adoonkiisa haddii uu sacbaha u hoorsado inuu kala noqdo iyagoo eber ah . Addoomadii ALLOW aan badino gargaraacidda albaabada ALLE waxay u badan tahay in nagala furo . ALLE aan ku barino magacyadiisa suuban iyo falalka wanaagsan aan suubinay. Nabi Ibaraahim (c.s.w.) dabka goortii lagu riday malag Jabriil u yimid kuna yiri ; Ibaraahimow maxaad u baahan tahay? Wuxuu ku yiri adiga waxba kaagama baahni , laakin ALLE haa . Sidoo kale nabi Muse (c.s.w.) markii fircoon iyo ciidankiisa soo daba galeen intii uu jidka ka xermay ( hortiisa bad gadaashiisana fircoon iyo ciidankiisa), ALLE ayuu baryey , nabi Muse (c.s.w.) iyo dadkii rumeeyey way badbaadeen .Walaalayaal baryada ALLE waa cibaado , waa qalabka mu’minka , ALLE aan sacbaha u hoorsanno , aan isku taxallujino saacadaha iyo waqtiyada ijaabada , aan is farno wanaaga , munkarkane aan iska reebno . ALLOW! Albaabada waa nagala xertay albaabkaada maahine , baabkaada wuxuu u furan yahay kuwa wax ku weydiista . ALLOW! Adigaa amaan bixiya ee waddankeena amaan nooga dhali , adoon saalix ah oo kaa baqo annaguna noo naxariista noogu gargaar .

" target=_blank>62. sawda c/laahi - 2009-04-20 14:50:52
asalaamu calaykum maasha allah waxaan salamaya dhamaan walalahyga muslimiintaa meelkasta oo ay joogaan waxaan kaloo aad u salamayaa inamada ka shaqeeya shabakadan alimuuse.com kuwaas oo noo fudaydiay in aan barano diinta islaamka waana illah mahadii waxaan ilahay idiinka rajaynayaa in ilahay idinka dhigo kuwa liibaanay if iyo aakhiraba walaalayaal

salaamu calaykum waraxmatu laahi wabarakjaatu

" target=_blank>61. SAYFULLAAAH - 2009-04-19 12:58:49
dhanbaal Diiniya
ku... Muslimiinta
1.walaalayaal maxasuusataan inaad safar ubaxaysiin?
2. tigidkuna yahay lacag la,aan ?
3. mase ogtihiin in hoteelka aad kudagaysiin kuyaal dhulka hoostiisa
4. mase ogtihiin qolka aad jiifanaysiin in uu yahay 2 mitir ookaliya ?
5. mase ogatihiin wax iftiina in uusan san lahayn ?
6. mase ogtihiin in aad nan dib uga soo noqon diinin?
7. Ma is way diiseen sahayda aad qaadan doontiin nooca ay tahay
8. walaalayaal madiyaar sateen sahay daas
9. xasuusnaada waalidiinta iyo xaqa muslimiinta iyo hoygiina AAKHIRO.
10. walaalayaal salaada tukada wejiga kowaad waa salaada ALLE na halacabsado ASC

    Sign guestbook   < Page 8 | Page 6 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!

- LIMITED OFFER -




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.