Sign guestbook  

90. cadceed faarah osman - 2009-08-10 20:02:36
asc walalayaal salaan kadib waxaan u mahad celinaa ilaah ka sakoow nin kii sameeyay wabsaydkaan oo aadka uqeyrka badan
run ti markaan arkay wan ku farxay
walaal kudadaal hABEEN TIISA
ILAAH AYAA KA ABAAL MARIN DOONEE

89. cadceed faarah osman - 2009-08-10 20:02:35
asc walalayaal salaan kadib waxaan u mahad celinaa ilaah ka sakoow nin kii sameeyay wabsaydkaan oo aadka uqeyrka badan
run ti markaan arkay wan ku farxay
walaal kudadaal hABEEN TIISA
ILAAH AYAA KA ABAAL MARIN DOONEE

88. muna - 2009-07-31 19:09:23
salamu calaykum warxmatulaahi wabaraaatu
ilahay ha idinka abaaliyo walalaha soo habeeyay wesitekan faa’idada badan ilahay waxan ka baryaya inuu inagu abaaliyo..


87. ifraax c/llaahi - 2009-07-30 19:33:20
asalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh/ ماشاء الله\ waxan salaamay dhamaan bahda kuxiran webkaan خاصة dadka ka shaqeeya iyo kuwa uhuray malkooda waxaan allah kabryaay in ow ka abaal mariyo fiduniya wal aaqira walaaliyaal waxaan idin leeyahay haka daalina faafinta diinta waayo aduunka wa waxyar @وقال تعالي وتعاونواعلي البر والتقوي@ وقال رسو ل الله صلي الله عليه وسلم\انه قال من دل علي خيرفله مثل اجر فاعله\ وقال ايضا من دعا الي هدي كان له من الاجر مثل أجور من تبعه لاينقص ذلك من أجورهم شيئا\ فوالله لأن يهدي الله بك رجلان واحدا خير لك من حمر النعم\walaaliyaal aadban idiku mahad celinaaya waxaan allah idinka rajaynaaya qeer farabadan fiduniya wal aaqira wasalaama calaykum waraxmatulaahi warakaatu

86. m farah - 2009-07-27 12:23:07
jazaa ka lahu khayral jazaa

85. mukhtar - 2009-07-23 05:32:34
ilaahay ha ina waa fajiyo xaqqa laa ilaaha illa llaah muxamed rasuulullaah

84. xasan - 2009-07-06 14:54:31
haa waxa aan kunoolahay finland waxa aana ahay wiil somaliyeed waad mahadsantihiin waa xasan oo idin leh meel kasta oo aad joogtaan asalaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu rabow xaqa nawaafaji aamiin dalkeenana dabbaa kabaxayee allow kadami qalbigoodana isusoodum aamiin Allow islamka kawiyey ducfiga ay kujirana kasaar aamiin

83. xasan - 2009-07-06 14:48:56
A/S/C/ waxa mahidu usugnaatay Alle subxaana watacaalaa nabad gelyana korkeesa ha ahaato Rasuulka c/S/W walaalayaal waad mahadsan tihiin dadbaa maanta isku mashquuliyay waxyaaba farabadan webkana waxa lagusoodiyaariyay diiti Alle iradada Alle ayaa iskaleh marka walalayaal waad kumahadsantihiin sida wanaagsan oo aad ugu soodiyarideen webkan maansha Allaah webkan waan kutixanahay markastana waxa aan karaacdaa diinta islamka waana aan kufaraxsanahay adinkana waxa aan heleydiin maalinta dambe ee aaqiro insha alaah waxa aan usheegilahay umada somaliyeed in ay kafaa iideystaan fursadaan qaaliga ah ee ey nosodiyariyeen walaalaheena qofkasta waa aw dhimanayaa marka hadii anba lanolaneyn maan ushaqeysano aaqiradeena email walaalayaal igaraali ahaada hadii aan waxqalad ah kuhadlay wixii aan saxay waxa ay ka ahaadeen Alle subxaana watacalaa wixi aan qaldayna waxey ahaadeen naftayda iyo shaydaan balanteenu waa in aanaan daaciyin dinta alle

82. omar mouse - 2009-07-06 06:53:32
scw walal lada sameeyy waa eey ku mahad san yihiin waxana leeyahy yuusan noqon mid la joojiyo webka waa u bah neen walahi maba is dhihin web lamid ah ayaa jiro oo somali ahwaa dadaalay ajar ilah haka siiyo intii ka qeyb qadatay dhis taan kiisa man sha alaah

81. sayfullaah - 2009-07-04 17:51:52
salamu alaykum walaalayaal dhamaantii waxaan umahadcelinayaa walaalaha webkaan leh waxaan kale uu walaalahayga kale ee kafaa iidaysta iyo naftayda kula dardaarmaa in diinta aan ladayacin in quraanka aqriskiisa labadiyaa maxaayeelay waa kan lagu badbaadaa aakhira iyo aduunba waad mahadsantihiin walalayaal salaamu alaykum

    Sign guestbook   < Page 10 | Page 8 >

Webmasters, Click here to get a free guestbook!    

Remove all the advertisements
from this guestbook!

- LIMITED OFFER -




  Please report if this guestbook contains illegal or offensive content.